• Dawakhaad iyo daal
  • Warwar
  • Xanuun
  • Cunaha oo xidhma
  • Qufac
  • Raaxo dare aaga ku xeeran tuunbada
  • Tuunbadu waxa ay keeni kartaa raaxo daro
  • Damqasho

Shaqaalaha ayaa ka caawinaya wixii kuwan ka midka ah oo waxa ay dadaal gelin doonaan sidii ay u baajin lahaayeen inay kuwaasii yimaadaan oo waxa ay u dawayn doonaan dhakhso.