Qiimaynta damqashada ilmaha

Qiimaynta joogtada ah ee danqashada waxaa loo sameeyaa si markaa loo go'aamiyo inta ay damqashadu le'eg tahay, halka ay ku taalo, iyo saamaynta kaar jabiyaha. Caruur badan ayaa u sheegi kara shaqaalaha damqashada ay qabaan laftooda, oo waalidka ayaa sidoo kale ka caawin karaa.

Qiimaynta danqashada ilmaha markaa dhashay iyo ilmaha yari ay adag tahay. Marka uu ilme yar yahay dhincaha danqashada ayaa loo isticmaalaa taas oo markaa ku salaysan habdhaqan kala duwan. Agabka lagu cabiro damqashada waxaa loo isticmaali karaa oo ay ku xidhan tahay da'da ilmaha iyo heerka fahankiisa. Halkan, miisaanka wajiga iyo tirada miisaanka oo 1 ilaa 10 ah ayaa caam ah oo la isticmaalaa.