Sida dawada oo kale, suuxdintu waxaa jira khatar la xidhiidha oo qof kasta ah - yar iyo wayn. Laakiin, markii sanado badan la samaynayay agabka, dawooyinka, nidaamka iyo aqoonta, khatarta la xidhiidha suuxdinta aad ayaa hoos loogu dhigay oo maanta waa amaan. Si markaa taas loo bayaamiyo, khatarta waxyeelada daren ee suuxdinta aad ayaa loo yareeyay oo waxaa la badan khatar raacitaanka gaadhiga.
Shaxdani waxa ay fikir ka bixinaysaa khataraha iyo sida ay u iman karaan.