Shirka UN ee Xuquuqda Ilmaha (1989) waxaa loogu talo geley in lagu xaqiijiyo in danaha caruurta iyo dadka dhalinyarta ahi uu noqdo shayga ugu horeeya xaalad kasta. Heshiiskani waxa uu si cad u dhigayaa in dadka waawayn ay ku waajibto inay ka qayb galiyaan caruurta iyo dadka dhalinyarta ah daryeekooda caafimaad iyo daawayntooda. Waxa ay xaq u leeyihiin in si qadarin leh loola dhaqmo, in loo ogolaado inay fikirkooda soo bandhigaan, inay ka qayb galaan, oo markaa lasiiyo macluumaad.
Caruurta iyo dadka dhalinyarta ah xuquuqdooda macluumaadka iyo diyaar garawga
Caruurta iyo dadka dhalinyarta ahi waxa ay doonayaan inay ogaadaan u socda oo waxa ay doonayaan inay ka qayb galaan daryeelkooda. Wixii daryeelka iyo daawaynta ah, waxaa weeye xuquuq sharci in la helo macluumaadka iyo diyaarinta qaab markaa ilmaha ama qofka dhalinyarta ahi uu u fahmi karo oo uu markaa u qaadan karo.

questionsAndAnswers
InformationNej, absolut inte. Lite beror ju så klart på varför du hamnade på sjukhus. Om du var superdålig jobbar vården så här: behandla först, förklara sen. Men ofta kan det ju bli lite snårigt att förstå även om du inte är livshotande sjuk. Det är också ett sätt att gömma sig lite bakom svåra ord som en del människor lägger sig till med. Men kom ihåg att du faktiskt har rätt att få information, på ett sätt som du förstår. Alltså, det duger inte om läkaren säger någon lång diagnos på latin. Hen ska förklara för dig så att du fattar. Ställ frågor, och se till att du förstår svaren. Det är vårdens skyldighet att du ska fatta!